Su'aalaha Badanaa La Isweydiiyo (FAQ)
Ka hel jawaabaha su'aalaha ugu muhiimsan ee ku saabsan nidaamka dhiibista iyo adeegyada.
🛡️
Digniin Amni: Tokiyo Store marna kuuma weydiinayo Password-kaaga ama SMS Code-kaaga. Shubashadu waa 100% Player ID oo kaliya.
Miyaad qabtaa su'aal kale oo aan halkan ku jirin?
Kooxdayada caawinaadda ayaa diyaar u ah 24/7 inay si toos ah kaaga caawiyaan WhatsApp.
Nala Soo Xiriir WhatsApp (+252 61 366 7676)