24/7 Fast Delivery In SomaliaWhatsApp: +252 61 366 7676
Home/Terms of Service
Ku Noqo Ciyaaraha

Shuruudaha Adeegga (Terms of Service)

Last Updated: August 2026 • Tokiyo Store Somalia
1. Guudmar & Adeegyada Tokiyo Store

Tokiyo Store waa goobta #1 ee Soomaaliya ugu awoodda badan xagga dhiibista dhibcaha ciyaaraha (PUBG Mobile UC, Free Fire Diamonds, eFootball Coins, Roblox Robux). Dhammaan adeegyadayadu waa kuwo 100% rasmi ah oo si toos ah loogu shubo Player ID-gaaga.

2. Xaqiijinta Player ID-ga

Macmiilka waxaa saaran mas'uuliyadda inuu hubiyo sax ahaanshaha Player ID-giisa ka hor inta uusan bixin lacagta. Haddii qalad ka dhaco xagga macmiilka oo dhibcuhu ku dhacaan ID kale, laguma celin karo lacagta. Haddii qaladku xaggayaga ka yimaado, 100% lacag celin degdeg ah ayaa la siinayaa.

3. Amniga & Badbaadada Akoonnada

Tokiyo Store marna ma weydiiso Password-kaaga ama SMS Code-kaaga. Wax kasta waxay ku dhacaan Player ID oo kaliya.

4. Lacag-bixinta (EVC Plus, Zaad, Sahal & Cards)

Dhammaan lacag-bixinnada waxaa lagu aqbalaa nidaamyada rasmiga ah ee Soomaaliya (Hormuud EVC Plus, Telesom Zaad, Golis Sahal, eDahab iyo Kaararka Bangiyada).

🪙
Axmed C. (Muqdisho)

660 UC PUBG Mobile

1 daqiiqo ka hor • Tokiyo Verified