24/7 Fast Delivery In SomaliaWhatsApp: +252 61 366 7676
Home/Esports Tournaments
Ku Noqo Ciyaaraha
🏆 TOKIYO ESPORTS LEAGUE

Tartamada & Custom Rooms-ka Soomaaliya

Ku biir tartamada toddobaadlaha ah ee PUBG Mobile, Free Fire & eFootball. Ku guuleyso lacago caddaan ah iyo UC toos ah!

$330+Todobaadkan Prize Pool
70+Squads Diiwaangashan
PUBG Mobile
PUBG MobileSquad (4 Players)
OPEN

Somali PUBG Squad Championship (Erangel & Miramar)

📅 Taariikhda:Jimco, 8:30 PM (Mogadishu Time)
🏆 Prize Pool:$150 USD + 6,000 UC
💵 Lacagta Gelitaanka:$5.00 / Squad
👥 Boosaska:25 Squads (18 Buuxsamay)
SHURUUDAHA GUUD:
  • Dhammaan aaladaha Mobile-ka waa la oggol yahay (No Emulators)
  • Room ID & Password waxaa lagu helayaa WhatsApp 15 daqiiqo ka hor ciyaarta
  • Abaalmarinta waxaa toos loogu shubayaa EVC Plus / UC isla habeenkaas
Isu Diiwaangeli WhatsApp (1-Click)
Free Fire
Free FireClash Squad (4v4)
OPEN

Free Fire 4v4 Clash Squad Masters

📅 Taariikhda:Sabti, 7:00 PM (Mogadishu Time)
🏆 Prize Pool:$100 USD + 5,000 Diamonds
💵 Lacagta Gelitaanka:$3.00 / Squad
👥 Boosaska:16 Squads (11 Buuxsamay)
SHURUUDAHA GUUD:
  • Gun attributes waa OFF
  • Character skills waa ON
  • Kaalinta 1-aad: $70 + 3,000 Diamonds, Kaalinta 2-aad: $30 + 2,000 Diamonds
Isu Diiwaangeli WhatsApp (1-Click)
eFootball Mobile
eFootball Mobile1v1 Solo (Home & Away)
OPEN

eFootball Somali Solo Knockout Cup

📅 Taariikhda:Axad, 5:00 PM (Mogadishu Time)
🏆 Prize Pool:$80 USD + 3,000 Coins
💵 Lacagta Gelitaanka:$2.00 / Player
👥 Boosaska:32 Ciyaartoy (24 Buuxsamay)
SHURUUDAHA GUUD:
  • Match duration: 10 daqiiqo + Extra Time + Penalties
  • Natiijada waxaa lagu soo dirayaa Screenshot WhatsApp-ka maamulka
Isu Diiwaangeli WhatsApp (1-Click)
🪙
Axmed C. (Muqdisho)

660 UC PUBG Mobile

1 daqiiqo ka hor • Tokiyo Verified